Ra’isul Wasaare Rooble oo si adag uga hadlay Weerarkii lagu qaaday Xarunta Baarlamaanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul u cambaareeyay weerar hoobiyaal ah oo maanta lagu qaaday xarunta KMG ee Gollaha shacabka ee Villa Hargeysa halkaas ay kulan ku lahaayeen Xildhibaanada labada aqal. Rooble ayaa ku tilmaamay weerarkan in uu ahaa mid lagu doonayo in lagu carqaladeeyo shaqada Baarlamaanka Federaalka ah, waxa … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo si adag uga hadlay Weerarkii lagu qaaday Xarunta Baarlamaanka